Sidee Fall Armworm-ka loo xakameeyaa?

Jawaab: Push-pull technology waa hab kamid ah hababka loo hakameeyo fall armyworm-ka sidoo kale waa istaraatiijiyad loo isticmaalo xakamaynta aafooyin badan sida; stem borers, striga weed iyadoo sidaas le eg loo adeegsadaa in lagu diirad saaro baaba'a carada (soil degradation) kuwaas oo caqabado badan ku haya wax-soosaarka galayda ee qaarada Africa. habka waxaa la adeegsanayaa dalag lala abuurayo galayda (intercrop) oo wax didinaya sida (Desmodium as a “push”) iyo dalag loo adeegsanayo in lagu dabo aafada sida (Napier/Brachiaria grass as a “pull”). ______________________________________________ cawska Napier ee lala abuuro galayda waxa uu udhaqmayaa sidan; 1- waxa uu soo jiidanayaa Fall armyworm-ka si uu ukunta udhigto, 2-balse ma ogolaanayo in dixriga/larvea-ha uu weynaado ama uu koro nafaqo xumo darteed. sidaas si le eg Desmodium-ka lala abuuro galayda isna waxa uu udhaqmayaa sidatan; 1- waxa uu soo daynayaa waxyaalo kiikmikeed oo dabiici ah kuwaas kala didinaya ...