My Quotes
My Quotes
Hadaladan xikmada iyo dhiirgelinta isugu jira waxaan ugu talo galay qof kasta oo aad xiiseeya akhrinta oraahyadan oo kale;
1
"Qofka wuxuu ogaal iyo,
Aqoon ku dheeryahay,
hadba intuu akhriskiyo,
alifka ka adagyahay".
---M.Shokri
2
"I don't hesitate working on
small projects because smaller
projects lead me to bigger
companies"
--M.Shokri
3
"To start your day with some sort of work,
enhances your well-being and provides
you all day happiness"
---M.Shokri
4
"Waayihii tagee,
taariikhda galay,
haku lumin tamartee,
timaadadiyo,
tan taagan maantay,
qorshahooda taabo-geli"
--M.Shokri
5
"Hadba intaad
naxariisataa
laguu
naxariistaa"
--M.shokri
"Qofka wuxuu ogaal iyo,
Aqoon ku dheeryahay,
hadba intuu akhriskiyo,
alifka ka adagyahay".
---M.Shokri
2
"I don't hesitate working on
small projects because smaller
projects lead me to bigger
companies"
--M.Shokri
3
"To start your day with some sort of work,
enhances your well-being and provides
you all day happiness"
---M.Shokri
4
"Waayihii tagee,
taariikhda galay,haku lumin tamartee,
timaadadiyo,
tan taagan maantay,
qorshahooda taabo-geli"
--M.Shokri
5
"Hadba intaad
naxariisataa
laguu
naxariistaa"
--M.shokri
Comments
Post a Comment