Be a good farmer
Be a good farmer
Episode 1
Identify your personality
farming isn't an easy work and requires a lot of skills, knowledge, sacrifice and investment.
farming is a way of life and a farmers are the ones who feed the world, so becoming a farmer, you need to have a lot of tolerances because you are taking a tough decision for your life to work on very disturbing and harsh environment.
you will work on mud and dirt soils with the exposure of direct sunlight and winds, you will interact with weeds and thorns in the field, you will manage irrigation canals and pipelines for ensuring crop water requirement which needs additional strength, energetic ambition and time and for controlling pests, you may experience some itching and allergic symptoms due to pesticide applications in the field.
even if you are doing it the right way, you may encounter natural disasters like floods and drought which would wipe out your soil and crop and eventually damage your farmland and result soil erosion and land degradation, or pests and disease may attack your crops and plantations which may reduce the production and growth of your plants.
with all these challenges, you have to devote your time and spend your energy and commitment to ensure the production of foods and continue feeding your self, family and the rest of the world.
this work of farming requires tough decision-making and hardworking personality.
________________________________________________________________________________
Noqo Beerwale wanaagsan
Qaybta 1-aad
Ogow shaqsiyadaada
kahor inta aadan noqon beerwale (beeraley), waa inaad garawsataa sababta aad urabto inaad beerwale noqoto.Beer falashu ma aha hawl aad usahlan waxayna ubaahantahaywaxyaabo badan sida; xirfad badan, aqoon, ku dhiirasho iyo maalgelinba.
Beerfalashadu waa hab nololeed, beeralayduna waa waa kuwa quudiya dunida oo dhan sidaa darteed inaad beerwale noqotid waxay ubaahantahay dulqaad badan waayo waxaad uqaadanaysaa go'aan adag noloshaada si aad ugu shaqayso jawi iyo deegaan kulul oo aadan ku dagiigsanayn marna.
waxaad ku shaqayn doontaa caro dhoobo ah oo wasakh ah iyadoo ay kuu wehliso kululyka cadceeda iyo dabaylaha hanfiga ah ee deegaan beereedka ka jira, waxaad la falgelaysaa qodax iyo caws badan ee beerta ku yaala, sidoo kale waxaad ka shaqanaysaa kanaalada iyo tubooyinka biyaha si aad uxaqiijiso baahida biyaha ee dalaga taas oo ubaahan awood dheeri ah, hami sare iyo waqti aad ku baxiso, marka aad xakamaynayso aafada beeraha, waxaad la kulmaysaa cun-cun iyo xasaasid ka dhalata sumaha lagu buufinayo dhirta.
xitaa adigoo sidii haboonayd ugu shaqaynaya beeraha ayaa waxaad la kulmaysaa masiibooyin dabiici ah sida daadadka iyo abaaraha kuwaas oo dhirta iyo carada qaadaya sababayana nabaad guur iyo dhulka oo baaba'a.
waxaa dhirta soo weeraraya cayayaano iyo aafooyin badan kuwaas hoos udhigaya koritaanka iyo wax-soosaarka dalaga beertaada,
dhammaan caqabadahan aan kor ku sheegnay oo ay beeruhu leeyihiin, si aad beerwale unoqoto waa inaad uhurtaa waqti iyo tamarba si aad wax usoo saarato aadna joogtaysa quudinta naftaada, qoyskaaga iyo dunida oo dhan.
hawshan beero falashada waxay ubaahantahay go'aan qaadasho fiican iyo shaqsiyad hawlkar ah.
MohamedShokri Osman
Agribusiness adviser/Researcher/Author
mohamedshukri2@gmail.com
+252616002014
Mogadishu-Somalia
Comments
Post a Comment