Qormo: Xiriir noocee ah ayaanu leenahay aniga iyo Macalinkayga?

Dhab ahaan waxbarida caruurta waa shay aad umuhiim ah oo qof weliba ku fikiro gaar ahaan waalidinta iyo macalimIinta.

hooyo iyo aabe walba waxay aad ugu mashquulaan sida ay caruurtooda wax ku baran lahaayeen si ay nolol aayatiin fiican leh ugu noolaadan isla sidaase macalinkuna waxa uu waqti badan ku bixiyaa sida ardadiisa uu wax ubari lahaa.

lkn hal arin oo muhiiim ah ayaa jira oo ka wada maqan siday aniga ila tahay waalidinta iyo macalimiinta soomaaliyeed.

waana su'aasha ah "sida caruurta yari ay wax ku baran karaan" oo ay ila tahay inaan wax badan laga fikirin?"

way dhacdaa in caruurta loo diyaariyo dhammaan wixi ka saacidi lahaa waxbarashadiisa sida schoolki,qalabki waxbarasho iyo macaliminti wax bari lahaydba.
lkn inta badan laguma dadaalo sida loo abuuri lahaa (xiriir iyo is fahan) ka dhexeeya ardayga iyo macalinka taas oo wax ka badan ka badali lahayd hanaanka waxbarasho ee haysata caruurteena.

su'aal kale, "horta ardayga wax maka karaa qof uusan jeclayn ama uusan ka helin hab waxbaridiisa?

jawaabtu waa maya waayo ardaygan yari kaliya duruusta waxa uu xambaari karaa marka uu u arko inuu ka qaadanayo qofkii ugu mudnaa taasina waxay keentay in waqti kasta marka arday ku dhaco imtixaan ama maado loo tiiriyo inuu yahay damiin madax adag waxna baran karin.

lkn taas kaliya sabab ma noqon karto,tusaale caruurtena dugsi quraanka dhigata maxay macalimiintooda aysan ujeclayn amaba uga dhuuntan markay arkaan ma is weysiinay taana iyana,,haa way dhici kartaa inaan isweydiinay lkn jawaabta ayaa ah inuusan jirin xiriir ka dhexeeye macalinka iyo ardayga oo kaliya ay isugu imaadan casharka ardayga inuu ka baxo macalinkuna ka saxo.

xitaa ardada waxay rumaystaan inay ku jiraan gacan ka awood badan waqti waayaha kamid ahna ka xuroobi doonaan oo aysan ufahmin waxay baranayaan inay ku najaxayaan oo ay umuhiim u ah noloshooda.

ugu dambayn xiriirka wanaagsan ee dhex maraa ardayga iyo macalinka waxay keentaa in ardaygu si wanaagsan wax ubarto,aadna ujeclaado macalinkiisa una tixgeliyo sida waalidkiisa oo kale iyo inuu ku xasuusto wanaag iyo samaan waarta.

.....ABUUR XIRIIR WANAAGSAN SI AY ARDAYGU WAX KAAGA BARTO.......

dhab ahaan waxbarida caruurta waa shay aad umuhiim ah oo qof weliba ku fikiro gaar ahaan waalidinta iyo macalimIinta.

Comments

Popular posts from this blog

Maanso: Goblan Talo Aduunyooy.

Maanso: Qumantii Badweynta

Xog ku Saabsan Biyo-Xireenkii Baardheere.